Xamse oo xariga ka jaray Dhismaha cusub ee xarunta Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre oo xarigga ka jaray dhismaha cusub ee xarunta Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed ayaa tilmaamay in hey’adda socdaalka iyo jinsiyadda ay tahay wajiga qaranka. Dhismaha xaruntaan oo si wanaagsan loo qalabeeyay ayaa qeyb ka qaadaneysa hufnaanta iyo gudashada waajibaadka shaqo ee bixinta adeegyada muhiimka u ah … Continue reading Xamse oo xariga ka jaray Dhismaha cusub ee xarunta Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (Sawirro)